WAA LAGU SALAAMAY SOONA DHAWAW

Boggan waxaad ka daawan kartaa filmaan gaagaaban haddii aad dooneysid in aad wax dheeraad ah ka ogaatid caafimaad darrada xagga maskaxda. Waxaad sidoo kale ka heli kartaa macluumaad ku aaddan sida aad daryeel caafimaad u raadsaneysid.Xagga sare ee midigta waxaad ka dooran kartaa luqado kala duduwan.

FiLMAAN

Halkan waxaad ka daawan kartaa filmaan kala duduwan oo leh warbixin ku aaddan caafimaad darrada xagga maskaxda ah.

SHEEKOOYINKA DHALINYARDA

FOLDERS IYO QORAALLADA

SIDEE AAN KU RAADSADAA DARYEEL CAAFIMAAD?

MACLUUMAAD KALE OO LUQADO FARA BADAN AH

KU SAABSAN FIPOH?

Bogga www.fipoh.se waxaad ka daawan kartaa filin ku aaddan caafimaad darrada xagga maskaxda.

Waxaad sidoo kale heli kartaan macluumaad ku aaddan halka aad daryeel caafimaad ka raadsan kartid.

Fipoh waa mashruuc uu howshiisa wadyo ururka Glokala ee wacyi gelinta bulshada ee Malmö, ee iskaashiga la sameynaya laacibiinta xagga caafimaadka ee Region Skåne, sida TKT iyo xarunta aqoonta ee Socdaalka & Caafimaadka (Kunskapscentrum för Migration & Hälsa).

Fipoh waxaa la aasaasay 2016 iyadoo taageero laga helayo Sanduuqa Guud ee Dhaxasha.



NALA SOO XIRIIR:

Fipoh@glokala.se